Jump to navigation
All UN missions
Nairobi – Qaramada Midoobay ayaa billabay hanaan heersare ah oo lagu horumarinayo amniga duulimaadyada ay u isticmaalayso dhammaan howlgalladeeda nabad ilaalinta ah.
NAIROBI – Waaxda Qaramada Midoobay ee Taageerada Goobaha Howlgallada (UNDFS) ayaa 60 saraakiil ciidan oo Kiinyaan ah tababar uga bilowday Xarun Tabaridda Howgalka Injineernimo oo loogu talogalay in lagu siiyo xirfaddaha iyo aqoonta ay uga baahan yihiin dhinaca howlgalka, da
MUQDISHO, Soomaaliya – Toddoba xirfadleyaal oo aad cajiib u ah ayaa ka hortagayaa afkaarta khaldan ee laga qabo wax-qabadka haweenka, iyaga oo dowr hoggaamineed ka ciyaaraya qaybta duulimaadka ee Qaramada Midoobay oo ah mid aad u mashquul badan.
Muqdisho - Qaramada Midoobay ayaa siminaar ka dhacay magaalada Muqdisho daaha kaga rogtay barnaamij tababar ah oo ku saabsan fursadaha ganacsi ee ganacsatada Soomaaliyeed.
Nairobi - Sarkaalka Xiriirinta Siyaasadda ee Xafiiska Taageerrada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, John Odullah, ayaa la shaaciyay in uu ku guulaystay tartanka la magac baxay ‘Magac U Yeel Howlgalka Cusub.’
TARIIKH
WAR SAXAAFADEED
Muqdisho - Maanta, Gollaha Ammaanka ayaa waxaa ay meel mariyen qaraarka 2245 (2015) ee dhidibada loogu tagaayay Xafiiska Taageerada Qarammada Midoobay ee Soomaaliya, UNSOS.