Jump to navigation
All UN missions
Muqdisho - Iyadoo ay sii kordhayaan weerarada ka dhanka ah Al-Shabaab, ayaa taliyayaasha Ciidamada Amaanka Soomaaliya (SSF) ay rajo ka muujinayaan qalabka isgaarsiinta gacanta ee cusub ee ay heleen si ay ula xiriiraan shaqaalahooda,
Baydhabo – Si loo xoojiyo dadaallada lagula tacaalayo isbaddalka cimilada iyo nabaadguurka, Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada Koonfur Galbeed ku tababaray isticmaalka diyaaradaha aa
Baydhabo–Laba iyo Toban Masuul oo ka socday Hay’adaha Duulista Rayidka Soomaaliya, qaybteeda dab-damiska Garoonka Diyaaradaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa si guul ah usoo dhameeyey Koorso Dab-damis iyo Badbaadin ah oo ay bixinayeen Xafiisk
Muqdisho – Qaybaha Tignoolajiyada furimaha hore iyo Caafimaadka ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), ayaa ku guuleystay abaalmarinta Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 2023 ee waaxda isbedelka QM 2.0, i
Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS) ayaa maanta oo Khamiis ah qabtay tababar lagu diyaarinayey ganacsiyo ay Soomaalidu leedahay si ay ugu tartamaan qandaraasyada Qaramada Midoobay ee keenista raashi
Muqdisho–Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa taageero saad oo muhiim siiyey wareejinta saldhigga milatari ee magaalada Jowhar ee Horseed, ee Baarlamaanka iyo Madaxtooyada – kaas oo Hawlgalka Midowga Afrika (ATMIS) uu ku war
Muqdisho– Hawlwadeenno ka tirsan QM, ATMIS iyo DFS ayaa ka qeybgalay xaflad lagu xusayay Maalinta Deegaanka Adduunka.
Baydhabo - Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa billaabay mashruuc wayn oo dayr loogu wareejinayo garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ee Baydhabo, Koonfur Galbeed Soomaaliya, si sare loogu qaado badbaadada diyaaradaha iyo rakaabka loona xaqiijiyo u hogg
Muqdisho – “Waxaan kasbaday aqoon iyo xirfad qiimo leh oo aan ku caawin karo dalkeyga, waxaana u mahadcelinayaa tababarayaasheenna,” ayuu yiri Labo Xiddigle Cusmaan Cabdi Cusmaan, oo ah hawlwadeen caafimaad oo ka tirsan Isbitaalka Ciida