Jump to navigation
All UN missions
Waxaan si tiiraanyo leh u shaacinaynnaa geerida Kaaliyihii Xog-Hayaha Guud ee QM, Aisa Kirabo Kacyira, ahaydna Madaxii Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ka dib in muddo ah oo ay xannuunsanayd.
Muqdisho – Shan iyo labaatan arday oo ka socotay Jaamacadda SIMAD ee Muqdisho ayaa la siiyay tababar i-tus-i-taabsii ah oo hal maalin socday kaas oo ku saabsanaa maareynta qashinka biyaha iyo kan adkaha ah si looga hortago wasakhowga deegaanka.
Muqdisho – 15 ka tirsan saraakiisha militariga ee Unugta Ilaalada Qaramada Midoobay (UNGU) ayaa dhowaan dhammaystay tababar aasaasi ah oo ku saabsan baarista amniga iyo duulista, kaas oo qeyb ka ah dadaallada Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soo
Kismaayo - Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa sii wada inuu door muhiim ah ka ciyaaro hayaanka Soomaaliya ay ugu jirto nabad iyo xasillooni.
Muqdisho – 15 ka tirsan saraakiisha militariga ee Unugta Ilaalada Qaramada Midoobay (UNGU) ayaa dhowaan dhammaystay tababar aasaasi ah oo ku saabsan baarista amniga iyo duulista, kaas oo qeyb ka ah dadaallada Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee So
Muqdisho — Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay ayaa maanta si degdeg ah oo nabdoon uga dagatay Muqdisho ka dib markii ay soo wajahday cillad dhanka degista ah.
.