Taageerada UNSOM

UNSOS waxay siisaa heerka caadiga ah ee adeegyada taageerada hawlgalka Howlgalka Kaalmada QM ee Soomaaliya (UNSOM). Kuwani waxaa soo gudbiya qaybo iyo hawlo isla mar ahaantaana maareynaya taageerada AMISOM iyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

Adeegyada taageerada howlgalka ee la bixiyo waxaa ka mid ah:

  • Kheyraadka Aadanaha (Shaqaale qorista, Xuquuqda, Socdaalka iwm)
  • Miisaaniyada iyo maaliyada (Maareynta Miisaaniyada UNSOM)
  • Adeegyada Gaadidka iyo Dhaqdhaqaaqa (Dhulka, Hawada iyo Badda)
  • Adeegyada Hoyga (Xafiiska iyo Nololsha)
  • Adeegyada Xerada (Dhammaan Tas-hiilaadka oo ay ku jiraan cunnada)
  • Caafimaadka (heerarka 1-4 guuritaanada caafimaadka)
  • Isgaarsiinta iyo IT
  • Ilaalinta Agabka.
  • Aseegyada Amniga (UNGU iyo UNSOM/UNSOS/DSS oo isku dhafan qaybta amniga)
  • La talin Sharci
  • Anshaxa iyo Edaabta
  • Badqabka Shaqada iyo Caafimaadka
  • Maareynta Deegaanka
  • Adeegyada Daryeelk