Ku Saabsan

Xafiiska Taageerda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSON) waxaa la aasaasay 9kii bishii Nofeembar sannadkii 2015, iyadoo loo maray Qaraarka Golaha Ammaanka QM ee 2245. UNSOS waa xafiis dhaxlay Xafiiskii Taageerada AMISOM ee Qaramada Midoobay (UNSOA), kaasoo lagu aasaasay sannadkii 2009 Qaraarka 1863 si ay taageero dhinaca saadka ah u siiyaan Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).

Hadafkeena udub-dhexaad u ah waa inaan siino taageero muhiim ah AMISOM, UNSOM iyo Ciidamada Amniga Soomaaliya si looga dhigo kuwo wax ku ool ah oo lagu taageerayo dadaallada nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.