Jump to navigation
All UN missions
Muqdisho – “Maadama aaan taageereyno in masuuliyada amniga laga wareejiyo Howlgalka Kumeel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), laguna wareejiyo masuuliyadaas Ciidamada Ammaanka Soomaaliya (SSF), sidaas darteed waa in a
Muqdisho – Goortii Maryan Maxamed Cali ay iska diiwaangelisay Machadka Duulista Muqdisho labo sanadood ka hor, waxay ka walaacsaneyd sidii ay fursado shaqo-barasho u heli lahayd sababo la xiriira fursadaha duullimaadyada Soomaaliya oo xaddidnaa.
Muqdisho – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo taageero lojistiko ka helaya Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay (UNSOS), ayaa soo gabagabeeyey Wajiga Labaad ee dhimista ciidanka, iyadoo tirada ciidanka la sii dhimay 3,000 oo askari.
Mogadishu - Isagoo soo afmeerayay booqashadiisii garab-istaagga ahayd ee saddexda cishe qaadatay ee uu ku tagay Soomaaliya, Kaaliyaha Xog-Hayaha Guud, Atul Khare ayaa xusay doorka muhiimka ah ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), isagoo sheegay in doorka
Stéphane Dujarric, Afhayeenka Xoghayaha Guud
Muqdisho – Qaramada Midoobay ayaa xaqiijineyso inuu dhacey shil duulimaad oo ku yimid diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd Qaramada Midoobay shilkaas oo ka dhacey Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa waday daad gureynta caafimaadka.
Muqdisho - Howlwadeenno ka socday Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ka qaybqaatay siminaar socday 3 ila 4 Disember 2023, kaas oo ku saabsanaa maareynta xiriirka ganacsiga iyo adeegsiga teknolojiyada dijitaalka.
New York – Qaramada Midoobay, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya (DFS), iyo Midowga Afrika (AU) ayaa horraantii bishii December magaalada New York ku kala saxiixday heshiis Isfaham oo saddex geesood ah oo ku saabsan sidii kor loogu
Mogadishu – Mutadawaciinta QM ee ka shaqeeya Soomaaliya ayaa isugu yimid magaalada Muqdisho Talaadadii si ay ugu dabbaaldegaan Maalinta Caalamiga ah ee Mutadawaciinta iyagoo ammaanay wada-hadal caalami ah iyo midnimada.
Dhobley – Saraakiil sare oo ka socda Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Howlgalka Ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa booqasho ku tagay degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, si ay u qiimeeyaan saameynta fatahaadaha ay ku yeesheen