Ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya Saldhigga Maslax (FOB), Xaruntan oo ay ATMIS gacanta ku heysey tan iyo sanadkii 2012-kii.
News

Siminaar ku saabsan “Sida ganacsi loola sameeyo Qaramada Midoobay” oo lagu soo gebagabeeyay Baydhabo
Baydhabo – Qaramada Midoobay ayaa soo gebagabaysay siminaar laba maalmoood socday oo loogu talagalay ganacsatada Soomaaliyeed kaas oo ku saabsanaa “Sida ganacsi loola sameeyo Qaramada Midoobay.”
06 Sep 2018