Jump to navigation
All UN missions
Bishii May 29-keedii, 1948, Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa ogolaaday howlgalkii ugu horeeyay ee nabad ilaalin – Hey,ada gormeerka xabad joojinta Qaramada Midoobay ee Bariga Dhexe.
Sahminta biyo-dhuleed ayaa ka socda Baydhabo, koonfurta-bartamaha Soomaaliya. UNSOS ayaa fulineysa qodida ceel-biyood iyadoo isticmaaleysa tiknoolajiyad casri ah oo ay la socdaan sahminta jiyoofisikada dhulka si loo helo meelaha suuragalka u ah biyaha badan.
Muqdisho –Hay’adaha Qaramada Midoobay (UN) ayaa toddobaadkan siminaar hal maalin ah Muqdisho ugu qabtay ganacsatada Soomaaliyeed, ee looga gol lahaa in lagu baro sidii ganacsi loola sameeyo hay’adaha UN-ta ku sugan Soomaaliya.
Baydhabo– Koox caafimaad oo ka kooban shaqaale ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), hay'adda samafalka dillaaca bishimaha ee 'Smile Train', iyo xarunta Horumarinta Adduunka ee Bancroft, ayaa fuliyay qaliinno dibnaha iyo afka oo bi
New York - Waxaynu ku jirnaa waqti aad ugu muhiimsan xuquuqda haweenka. Sinnaan la’aanta soo jireenka ah ee xagga qaaba bulshada ee horseeday dulmi iyo takoor ayaa si aan waligeed hore u dhicin loo soo bandhigayaa oo loo kashifayaa.
Muqdisho–Wafdi ka socda Qeybta Hawlgalka Taageerada Nabadda ee Midowga Afrika (PSOD) ayaa ku sugan Soomaaliya si ay u qiimeeyaan hawlaha nabad-ilaalinta iyadoo xil-wareejinta mas’uuliyadaha AMISOM lagu wareejinayo ciidamada amniga qaranka Soomaaliya.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Lisa Filipetto oo u dhalatay dalka Australia inay noqoto Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).
Muqdisho- 11 saraakiil ah oo ka soo shaqeeyay xeerka sharciga iyo kooxda hay’addaha ammaanka ah (ROLSIG) ee Xafiiska Hawlgalka Qarammada Midoobay ee Caawinta waddanka Soomaaliya (UNSOM) iyo Xafiiska Taageerada Qarammada Midoobay ee waddanka Soomaaliya (UNSOS), ayaa waxaa ma
Nairobi – Waaxda Qaramada Midoobay ee Taageerrada Howlgallada (DFS) ayaa bilowday waji cusub ee lagu tababarayo ciidamada nabad-ilaalinta Afrika, kaas oo diiradda lagu saari doono hawlaha culus ee injineernimada.
Mogadishu - Tiro 31 ciidan oo ka socda dalka Ingiriiska oo soo gabogabeynayaa muddo xileedkooda ay la shaqeynayeen Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaliya (UNSOS) ayaa maanta billad sharaf lagu guddoonsiiyay waxqabadka wanaagsan ee ay ka qabteen Muqdisho.