Jump to navigation
All UN missions
Mogadishu – Mutadawaciinta QM ee ka shaqeeya Soomaaliya ayaa isugu yimid magaalada Muqdisho Talaadadii si ay ugu dabbaaldegaan Maalinta Caalamiga ah ee Mutadawaciinta iyagoo ammaanay wada-hadal caalami ah iyo midnimada.
Wafdi ka socday Guddiga Gaarka ah ee ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Hawlgallada Nabad-ilaalinta (C-34) ayaa dhowaan booqday Soomaaliya si ay u helaan xog ku saabsan sida Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay (UNSOS) u siiyo taageero lojistiko Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaali
Muqdisho – Faadumo Sheekh Cali, oo leh labo shirkadood oo dalka oo idil ka hawlgala kana shaqeeya wax-soo-saarka beeraha iyo calafka xoolaha ayaa ku rajo weyn inay fursado ganacsi ka hesho Qaramada Midoobay, ka dib markii ay ka qeybgashay tababar lagu awoodsiinayay haweenka Sooma
Muqdisho – Daadgureynta dhaawacyada ee xiligeeda dhacda ayaa ah mid aad muhiim u ah xiliyada ay jiraan dagaalada iyo colaadaha, Inta badana, waxay go'aamisaa in askariga ku dhaawacmay goobta dagaalka uu badbaado ama uu u dhinto dhaaw
Baidoa – Arrintan la soo sheegey ayaa waxaa ay sababtay in ku-safridda diyaaradaha ay aad ugu tiirsanaadaan dadka deggan Baydhabo, oo ah magaalada ugu ballaaran Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya taas oo dadka deggan ay ka badan yihiin 1.5 milyan.
Qaramada Midoobay waxay ka tarjumaysaa adduunku sida uu yahay oo dhan - iyo rabitaanka adduunka aynu ognahay inay noqon karto.
Hirshabeelle – Howlgalka ku meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta oo Arbaca ah ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Saldhigga Raaga Ceelka, taasi oo qeyb ka ah dib u habeynt
Muqdisho – Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa maanta oo Talaado ah qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta caafimaadka dhimirka ee adduunka si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan caafimaadka dhimirka oo ah arrin muhiim u
Muqdisho – Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa maanta oo Talaado ah qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta caafimaadka dhimirka ee adduunka si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan caafimaadka dhimirka oo ah arrin muhiim u ah shakhsiyaadka iyo bulshoo