Muqdisho – Faadumo Sheekh Cali, oo leh labo shirkadood oo dalka oo idil ka hawlgala kana shaqeeya wax-soo-saarka beeraha iyo calafka xoolaha ayaa ku rajo weyn inay fursado ganacsi ka hesho Qaramada Midoobay, ka dib markii ay ka qeybgashay tababar lagu awoodsiinayay haweenka Sooma