Koox ka kooban 6 injineero oo militari ah oo u shaqeeya UNSOS kana soo jeeda waddanka Boqortooyada Ingiriiska (UK-70) ayaa waxaa ay soo gaaren Baydhabo isbuuci aan ka soo gudubnay iyagoo u yimid tababar dheer oo qaatay muddo isbuuc ah kaas oo soo idlaaday maanta.