Jump to navigation
All UN missions
Muqdisho – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Waaxda Taageerada Hawlgallada (DOS) ayaa soo gabagabeeyey siminaar socday saddex malmood oo lagu qabtay Muqdisho, kaas oo ay bahwadaagta uga wada hadleen qorshay
Mogadishu - Qaramada Midoobay ku sugan Soomaaliya ayaa dhowaan martigelisay bandhig shaqo oo ay ka qeybgaleen in ka badan 200 arday Soomaaliyeed iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ah.
Jowhar – Ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo kuwa Qaranka Soomaaliya ayaa guulaha ay ka gaareen hawlgallada militari ee laga fuliyay Dowlad Goboleedka HirShabeelle u aaneeyey taageerada lojistikada ee muhiimka ah ee uu fidiyay Xafiiska Taageerada Qaramada
Anigoo ku hadlaya magaca Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), waxaan salaam diiran u dirayaa Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed.
Baydhabo – Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai, oo ah Agaasimaha Taageerada Hawlgalka ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS), ayaa sii wadatay booqashooyinkeeda qaybaha kala gedisan si ay ula kulanto shaqaalaha iyo bahwadaagta kale oo ay ka mid yihiin ATMIS iyo Cii
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sanadkan xustay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyadoo hoosta ka xariiqday muhiimadda ay leedahay in haweenka la maalgashado si loo kobciyo wadajirka bulshada.
Kismaayo – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay daadedijinta hawalaha taageerada saadka si loo xoojiyo awoodda hawl-gal ee ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika iyo kuwa Amaanka ee Soomaaliya.
Muqdisho – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa billaabay tababar dhammeystiran oo lagu dhisayo karaanka Ciidanka Amniga Soomaaliyeed si ay qaranka ugu adeegaan ayagoo isticmaalaya teknolojiyad casri ah.
Haweenka | Warbaahinta Bilan ee ay taageerto UNDP oo bilowdey taxane cusub oo tijaabo ah