Jump to navigation
All UN missions
Muqdisho – Madaxa cusub ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), ahna Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Aisa Kirabo Kacyira, ayaa maanta oo Sabti ah soo gaartay caasimadda Muqdisho, si ay si rasmi a
Muqdisho – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa shaqaalaha Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) uqabtay tababar hal maalin ah oo lagu baraarujinayo ilaalinta deegaanka marka
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee wacyi-gelinta iyo ka kaalmaynta bixinta miinooyinka, ayey Qaramada Midoobay dib u xaqiijisay inay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada Soomaaliya looga sifeynayo khatarta ka imanaysa walxaha qa
Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, waxaan u dabaaldagnaa guulaha ay gaareen haweenka iyo gabdhaha ee dhammaan qaybaha kala duwan ee nolosha, dhammaan geesaha adduunka.
Muqdisho – Iyadoo qayb ka ah dadaallada lagu dhimayo ciriiriga iyo sare u qaadista ammaanka garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, ayuu Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaa
Ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya Saldhigga Maslax (FOB), Xaruntan oo ay ATMIS gacanta ku heysey tan iyo sanadkii 2012-kii.
Xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha waa xadgudubyada xuquuqul insaaneed
Qaramada Midoobay waa midhihii rajada.
Rajada - iyo xallinta - ka dib Dagaalkii Labaad ee Adduunka si looga gudbo iskahorimaadka caalamiga ah looguna gudbo iskaashi caalami ah.