Jump to navigation
All UN missions
Mogadishu - Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 5 milyan oo dheeri ah oo lagu maalgelinayo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) Sanduuqa Horumarinta si loogu taageero Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.
Hirshabeelle – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Axadii billaabay wejigii labaad ee dhimista ciidamada Soomaaliya, iyagoo Saldhigga Biyo Cadde ku wareejiyey Dowlad Goboleedka Hirshabelle.
Kismaayo – Booqashadeedii ugu horreysay ee ay ku tagtay magaalada Kismaayo Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Marwo Aisa Kirabo Kacyira, Kaaliyaha Xoghayaha ayaa ku celcelisay sida ay uga go’an tahay UNSOS in ay siiso A
Muqdisho – Kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Atul Khare, ayaa maanta oo Talaado ah soo gabagabeeyay booqasho afar maalmood qaadatay oo uu ku joogay Soomaaliya, isagoo ballan-qaaday in xafiiska taageerada Qaramada Midooba
Muqdisho – Dawlada Mareykanka ayaa $2 Milyan ugu Deeqdey Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ee Sanduuqa horumarinta Soomaaliya si loogu xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.
Dhuusamareeb – Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee qaybta Taageerada Hawlgalladda, Mr Atul Khare, ayaa shalay booqday mid ka mid ah Saldhigyada ciidan ee Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).
Muqdisho – Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaalia(ATMIS) ayaa soo dhameystey tababar ku saabsan habka loo isticmaalo tignoolajiyada casriga ah ee sida l
Baydhabo – Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Aisa Kirabo Kacyira, ayaa Talaadadii sheegtay in hay’adda Qaramada Midoobay ay si firfircoon u daadejinayso
Jowhar – Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Dr.
Muqdisho – Si loo xaqiijiyo ilaalinta deegaanka iyo hufnaanta tamarta, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo taageero ka helay