Muqdisho – Booqashadii udambeysey ee dhawaan ay ku tagey xarunta QM ee duulista hawada ee Muqdisho, ayey madaxa UNSOS, kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Dr Aisa Kirabo Kacyira iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu horkacayey la taliyaha amniga Qaranka X