Jump to navigation
All UN missions
Muqdisho – “Maadama aaan taageereyno in masuuliyada amniga laga wareejiyo Howlgalka Kumeel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), laguna wareejiyo masuuliyadaas Ciidamada Ammaanka Soomaaliya (SSF), sidaas darteed waa in a
Muqdisho – Goortii Maryan Maxamed Cali ay iska diiwaangelisay Machadka Duulista Muqdisho labo sanadood ka hor, waxay ka walaacsaneyd sidii ay fursado shaqo-barasho u heli lahayd sababo la xiriira fursadaha duullimaadyada Soomaaliya oo xaddidnaa.
Muqdisho – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo taageero lojistiko ka helaya Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay (UNSOS), ayaa soo gabagabeeyey Wajiga Labaad ee dhimista ciidanka, iyadoo tirada ciidanka la sii dhimay 3,000 oo askari.
Mogadishu - Isagoo soo afmeerayay booqashadiisii garab-istaagga ahayd ee saddexda cishe qaadatay ee uu ku tagay Soomaaliya, Kaaliyaha Xog-Hayaha Guud, Atul Khare ayaa xusay doorka muhiimka ah ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), isagoo sheegay in doorka
Muqdisho – Boqortooyada Ingiriska (UK) ayaa £5 milyan ugu deeqday Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) taasoo qayb ka ah Tabarucaada Sanduuqa Horumarinta ee loo aasaasay in lagu taageero Ciidamada Ammaanka Soomaaliya (SSF) ee ku
Waajibaadka shaqo ee UNSOS ee Taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya
Stéphane Dujarric, Afhayeenka Xoghayaha Guud
Muqdisho – Qaramada Midoobay ayaa xaqiijineyso inuu dhacey shil duulimaad oo ku yimid diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd Qaramada Midoobay shilkaas oo ka dhacey Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa waday daad gureynta caafimaadka.
Hirshabelle, 20-ka Disembar 2023 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalintii Arbacada ahayd ku wareejiyay Saldhiga Furiimaha Hore ee Qorilow (FOB) Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS), taas oo ka dhigan wareejinta saldhigii shanaad oo ah qa
Muqdisho - Howlwadeenno ka socday Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ka qaybqaatay siminaar socday 3 ila 4 Disember 2023, kaas oo ku saabsanaa maareynta xiriirka ganacsiga iyo adeegsiga teknolojiyada dijitaalka.