UNSOS
Published on UNSOS (https://unsos.unmissions.org)

Hoy > HAWLAHA

HAWLAHA [1]

UNSOS waxaa ay si joogto ah taageero dhanka saadka ah siisaa ATMIS, UNSOM iyo Ciidamadda Qaranka Soomaaliyeed.

Hawlgalkan ayaa waxaa uu AMISOM ka taageeri doonaa bixinta raaashinka, shidaalka, biyaha, hooyga iyo kaabayaasha, adeegyada dayactirka ah oo ay qeyb ka yihiin qalabka sida gaarka ah ay uu leeyihiin hay’addaha ay bah wadaagta yihiin iyo kuwa ay deeq ahaanba uu bixiyeen ay sida wadajirka ah uu aqoonsan yihiin oo ayna uu baahan yihiin Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo Waddamada Ay Ciidamaddooda Qeybta Ka Yihiin Hawlgalka ATMIS.

Hawlgalkan ayaa waxaa uu UNSOM ka taageeri doonaa adeegyo kala duwan oo ay kamid tahay xoojinta joogitaanka UNSOM ee caasimadaha maamulada ku meel gaarka ah ee ka dhisan gobollada kala duwan.

Hawlgalkan ayaa waxaa uu hay’addaha ammaanka ee federaaliga ah ee waddanka Soomaaliya uu ka tageeri doonaa waxyaabaha asaasiga ah ee lagama maarmanka ah ee diiradda lagu saarayo xirmooyin lagu taageraayo looguna tallagalay 10,900 oo ah ciidamo katirsan ciidanka xoogga Soomaaliyeed ee hawlgallada wadajirka ah kala qeyb qaato ATMIS.  

 

  • Anshaxa iyo Asluubta [2]
     

  • JSOC [3]
     

  • Raashiinka [4]
     

  • Fuel [5]
     
     

  • Caafimaadka [6]

  • Biyaha [7]
  • Xarumaha iyo Injineernimada [8]
  • Tiknoolajiyada macluumaadka iyo isgaarsiinta [9]
  • Baabuurta iyo qalabka kale [10]
  • Adeegyada Duulimaadka [11]

  • Maareynta Hantida [12]
  • MOVCON and Troop Rotations [13] 

  • Howlaha Gaadiidka [14]

  • Dhisidda [15] Kartida [15]

  • Taageero Macluumaad [16]
  • Taageerrada Hay’adaha Amniga ee Dowladda Federaalka ah [17]

Taageerada ay maalgeliso sanduuqa maalgelinta ee AMISOM 

Sanduuqa maalgelinta ee AMISOM oo si iskood ah waddamada xubnaha ka ah AMISOM ay ugu tabarucaan ee Trust Fund ayaa uu suuragelinayaa AMISOM in ay sare uu qaado taageerada joogtada ah ee ay bixiso UNSOS.


  • Qalabka Cutubyada [18]

  • Daryeelka Caafimaad [19]
  • Qalabka ammaanka iyo nabadgelyada [20]

  • Mashruuca TETRA [21]

  • Xamuulka iyo Safrinta [22]
  • Dhisida kartida iyo mashaaricda wacyigelinta ah [23]
  • Troop Welfare [24]
     
 
 

Source URL: https://unsos.unmissions.org/so/hawlaha

Links
[1] https://unsos.unmissions.org/so/hawlaha
[2] https://unsos.unmissions.org/so/anshaxa-iyo-asluubta
[3] https://unsos.unmissions.org/so/jsoc
[4] https://unsos.unmissions.org/so/raashiinka
[5] https://unsos.unmissions.org/so
[6] https://unsos.unmissions.org/so/caafimaadka
[7] https://unsos.unmissions.org/so/biyaha
[8] https://unsos.unmissions.org/so/xarumaha-iyo-injineernimada
[9] https://unsos.unmissions.org/so/tiknoolajiyada-macluumaadka-iyo-isgaarsiinta
[10] https://unsos.unmissions.org/so/baabuurta-iyo-qalabka-kale
[11] https://unsos.unmissions.org/so/adeegyada-duulimaadka
[12] https://unsos.unmissions.org/so/maareynta-hantida
[13] https://unsos.unmissions.org/so/movcon-and-troop-rotations
[14] https://unsos.unmissions.org/so/howlaha-gaadiidka
[15] https://unsos.unmissions.org/so/dhisidda-kartida
[16] https://unsos.unmissions.org/so/taageero-macluumaad
[17] https://unsos.unmissions.org/so/taageerrada-hay%E2%80%99adaha-amniga-ee-dowladda-federaalka-ah
[18] https://unsos.unmissions.org/so/qalabka-cutubyada
[19] https://unsos.unmissions.org/so/daryeelka-caafimaad
[20] https://unsos.unmissions.org/so/qalabka-ammaanka-iyo-nabadgelyada
[21] https://unsos.unmissions.org/so/mashruuca-tetra
[22] https://unsos.unmissions.org/so/xamuulka-iyo-safrinta
[23] https://unsos.unmissions.org/so/dhisida-kartida-iyo-mashaaricda-wacyigelinta-ah
[24] https://unsos.unmissions.org/so/troop-welfare