Maareynta Hantida

UNSOS waxaa ay AMISOM la sameysay xiriirka aasaasiga ah ee ka soo warbixinta maareynta hantida. Qaybta u xilsaaran Nidaaminta Hantida iyo Diiwaanka ayaa waxaa ay shaqaalaha AMISOM fahamsiisaa waajibaadka iyo mas’uuliyaddooda ee ku aaddan ilaalinta Qalabka Qaramada Midoobay (UNOE).

Tababar dheeraad ah ayaa loo baahan yahay si shaqaalaha AMISOM ay si buuxa u gutaan mas’uuliyadda ka saaran Qalabka Qaramada Midoobay (UNOE) iyo Qalabka Cutubka (COE) sida ku xusan Heshiiska (MOU) ee lala yeeshay Midowga Afrika.