Xamuulka iyo Safrinta

AMISOM waxaa ay u baahan tahay taageero dhaqaale oo ah xagga safrinta iyo xamuulka si ay shaqaalaha rayidka ah  iyo xamuulka u geyso kana soo qaaddo goobaha howlgallada iyo sidoo kale in Waddamada Ciidamada deeqay laga soo qaado Gunno maalmeedka loogu talagalay militariga iyo ciidamada booliska ee la shaqeeya UNSOS.

Baahidani si toos ah laguma daboolin xirmada taageerada saadka, waxaana laga maalgelinayey sanduuqa hay’adda ilaa lacag gaareysa 1.4 milyan oo Doolar.