Qalabka ammaanka iyo nabadgelyada

Lacag dhan 6.9 milyan oo Doolar ayaa loo isticmaalay in lagu soo iibiyo qalabka ammaanka iyo nabadgelyada oo ay ka mid yihiin: 24 ee gaadiidka gaashaaman, qalabka la isku ilaaliyo iyo qalab kale oo casri ah iyo qalab loogu talagalay qiimeynta macluumaadka si ay shaqaalaha rayidka ah ee AMISOM iyo qaybta booliska ay ka howlgalaan Muqdisho.