Biyaha

Biyaha, kuwa la cabo iyo kuwa aan la cabinba waxaa laga keenaa ceelal.

Biyaha waxaa lagu nadiifiya goobo lagu nadiifiyo biyaha kaddibna waxaa loo geeyaa cutubyada. Hannaanka loo maro wanaajinta soo saarista, keydinta iyo qaybinta biyaha waxaa dib u eegis lagu sameeyay bisha Agosto 2014-ka, si weynna isbeddel ayaa lagu sameeyay.

Waxaa hadda jiraa qorshaha wanaajinta iyo qaybinta waxaana la fulin doonaa bilaha soo socda.