Jump to navigation
All UN missions
Muqdisho - Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa Ciidanka Qaranka Soomaaliya ku caawiyay 200 oo teendhooyin, oo middiiba qaadi karta 10 qofood.
Mogadishu – Gudaha warshadda biyaha caagadaysa ee ku taalla dhismaha QM, shaqaale ku labbisan dharka badbaadada ayaa ka shaqeysiinaya mashiinno caagado dib loo adeegsado ku buuxinayo biyo nadiif ah oo cabbis loogu talagalay.
Muqdisho - Saamiya Maxamed, oo ah 19-jir ah ku hamineysa iney Duuliso noqoto, ayaa horumar la taaban karo ka gaartey hamigeedii iyadoo joogto waddan ay ku yar yihiin haweenka duulisooyinka diyaaradaha ah.
Muqdisho - Iyadoo ay sii kordhayaan weerarada ka dhanka ah Al-Shabaab, ayaa taliyayaasha Ciidamada Amaanka Soomaaliya (SSF) ay rajo ka muujinayaan qalabka isgaarsiinta gacanta ee cusub ee ay heleen si ay ula xiriiraan shaqaalahooda,
Baydhabo – Si loo xoojiyo dadaallada lagula tacaalayo isbaddalka cimilada iyo nabaadguurka, Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada Koonfur Galbeed ku tababaray isticmaalka diyaaradaha aa
Baydhabo–Laba iyo Toban Masuul oo ka socday Hay’adaha Duulista Rayidka Soomaaliya, qaybteeda dab-damiska Garoonka Diyaaradaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa si guul ah usoo dhameeyey Koorso Dab-damis iyo Badbaadin ah oo ay bixinayeen Xafiisk