Jump to navigation
All UN missions
Qaramada Midoobay waxay ka tarjumaysaa adduunku sida uu yahay oo dhan - iyo rabitaanka adduunka aynu ognahay inay noqon karto.
Hirshabeelle – Howlgalka ku meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta oo Arbaca ah ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Saldhigga Raaga Ceelka, taasi oo qeyb ka ah dib u habeynt
Muqdisho – Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa maanta oo Talaado ah qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta caafimaadka dhimirka ee adduunka si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan caafimaadka dhimirka oo ah arrin muhiim u
Muqdisho – Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa maanta oo Talaado ah qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta caafimaadka dhimirka ee adduunka si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan caafimaadka dhimirka oo ah arrin muhiim u ah shakhsiyaadka iyo bulshoo
Mogadishu - Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 5 milyan oo dheeri ah oo lagu maalgelinayo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) Sanduuqa Horumarinta si loogu taageero Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.
Hirshabeelle – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Axadii billaabay wejigii labaad ee dhimista ciidamada Soomaaliya, iyagoo Saldhigga Biyo Cadde ku wareejiyey Dowlad Goboleedka Hirshabelle.
Biyo Cadale - Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalinti axadda ahayd bilaabay wajigii labaad ee dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo lagu wareejiyay Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Saldhigga Bio Cadale ee Dowlad Goboleedka Hirshabel
Kismaayo – Booqashadeedii ugu horreysay ee ay ku tagtay magaalada Kismaayo Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Marwo Aisa Kirabo Kacyira, Kaaliyaha Xoghayaha ayaa ku celcelisay sida ay uga go’an tahay UNSOS in ay siiso A
Muqdisho – Kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Atul Khare, ayaa maanta oo Talaado ah soo gabagabeeyay booqasho afar maalmood qaadatay oo uu ku joogay Soomaaliya, isagoo ballan-qaaday in xafiiska taageerada Qaramada Midooba