Jump to navigation
All UN missions
Nairobi – Waaxda Qaramada Midoobay ee Taageerrada Howlgallada (DFS) ayaa bilowday waji cusub ee lagu tababarayo ciidamada nabad-ilaalinta Afrika, kaas oo diiradda lagu saari doono hawlaha culus ee injineernimada.
Mogadishu - Tiro 31 ciidan oo ka socda dalka Ingiriiska oo soo gabogabeynayaa muddo xileedkooda ay la shaqeynayeen Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaliya (UNSOS) ayaa maanta billad sharaf lagu guddoonsiiyay waxqabadka wanaagsan ee ay ka qabteen Muqdisho.
Baydhabo- Xafiiska Taageerada Qarammada Midoobay ee waddanka Soomaaliya (UNSOS) ayaa magaalada Baydhabo oo ah xarunta maamul ee maamulka Koonfur Galbeed hal maalin oo siminaar ganacsi ah ugu qabatay 20 qof oo Soomaali ah oo ah hal abuurayaal ganacsi waxaana siminaarkan la q
Muqdisho – Tabarucayaasha QM ee Soomaaliya ayaa 6-da Diseembar xusay munaasabadda Maalinta Tabarucayaasha Caalamiga ayaga oo mar kale xaqiijiyay in ay si hagar la’aan u shaqeyn doonaan si ay saameyn wanaagsan ku yeeshaan bulshooyinka ku nool meelaha ya ka howlgalaan.
Si loo xoojiyo wada-shaqeynta howlgallada iyo isku duwidda tababarka sinyaalaha, Dugsiga Tababarka Sinyaalaha ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo UNSA ayaa waxaa uu siminaar aan noociisa horey loo qaban u qabanqaabiyay wakiillada hay’adaha la shaqeeya UNSA.
Muqdisho – Shirka heer sare oo looga hadlayo amniga Soomaaliya ayaa lagu heshiiyay in “si degdeg ah loo sameeyo qorshe xilwareejin ah oo macquul ah kuna saleysan shuruudo”, si xilka mas’uuliyadda amniga laga wareejiyo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya laguna wareejiyo ciidam
Muqdisho – Xafiiska Taageerada Qarammada Midoobay ee waddanka Soomaaliya (UNSOS) oo kaashanaaya AMISOM iyo Midowga Afrika ayaa waxaa ay magaalada Muqdisho ku qabten siminaar qaatay laba maalmood oo dib u eegis loogu sameynaayay guddiyo isku dhafan oo qabyo ah oo raadinaayay
Muqdisho - Shaqaalaha Qaramada Midoobay ayaa maanta isugu yimid magaalada Muqdisho si ay u xusaan Maalinta Qaramada Midoobay iyagoona ballanqaaday in ay siii joogtayn doonan taageerada ay u fidiyaan dadka Soomaaliyeed oo ku haminaya in ay helaan nabad iyoammaan waara.
Muqdisho- Saraakiil sar sare oo katirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee waddanka Soomaaliya (AMISOM) iyo Qarammada Midoobay ayaa waxaa ay shalay ku biiren Dowladda Federaalka ah ee waddanka Soomaaliya si looga tacsiyeeyo dhibanayaashii weerarkii qaraxa ahaa ee dhacay isbuuci a
UNSOS waxaa ay kormeer ku samaysaa mashruuc ceel qodis ah kaasi oo ceelal biyo oo hor leh looga qodi doono 30 deegaanno oo ka tirsan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. ilaa iyo hadda, 6 ceelal biyood ayaa la qoday oo la filayo in ay keen doonaan biyo aad u badan.