Hirshabeelle – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Axadii billaabay wejigii labaad ee dhimista ciidamada Soomaaliya, iyagoo Saldhigga Biyo Cadde ku wareejiyey Dowlad Goboleedka Hirshabelle.
News
UNSOS