Jump to navigation
All UN missions
Anigoo ku hadlaya magaca Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), waxaan salaam diiran u dirayaa Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed.
Baydhabo – Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai, oo ah Agaasimaha Taageerada Hawlgalka ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS), ayaa sii wadatay booqashooyinkeeda qaybaha kala gedisan si ay ula kulanto shaqaalaha iyo bahwadaagta kale oo ay ka mid yihiin ATMIS iyo Cii
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sanadkan xustay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyadoo hoosta ka xariiqday muhiimadda ay leedahay in haweenka la maalgashado si loo kobciyo wadajirka bulshada.
Kismaayo – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay daadedijinta hawalaha taageerada saadka si loo xoojiyo awoodda hawl-gal ee ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika iyo kuwa Amaanka ee Soomaaliya.
Muqdisho – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa billaabay tababar dhammeystiran oo lagu dhisayo karaanka Ciidanka Amniga Soomaaliyeed si ay qaranka ugu adeegaan ayagoo isticmaalaya teknolojiyad casri ah.
Haweenka | Warbaahinta Bilan ee ay taageerto UNDP oo bilowdey taxane cusub oo tijaabo ah
Muqdisho – “Maadama aaan taageereyno in masuuliyada amniga laga wareejiyo Howlgalka Kumeel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), laguna wareejiyo masuuliyadaas Ciidamada Ammaanka Soomaaliya (SSF), sidaas darteed waa in a
Muqdisho – Goortii Maryan Maxamed Cali ay iska diiwaangelisay Machadka Duulista Muqdisho labo sanadood ka hor, waxay ka walaacsaneyd sidii ay fursado shaqo-barasho u heli lahayd sababo la xiriira fursadaha duullimaadyada Soomaaliya oo xaddidnaa.
Muqdisho – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo taageero lojistiko ka helaya Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay (UNSOS), ayaa soo gabagabeeyey Wajiga Labaad ee dhimista ciidanka, iyadoo tirada ciidanka la sii dhimay 3,000 oo askari.