Muqdisho – In lagu dhax shaqeeyo jawiga ammaanka ee Soomaaliya ee khatarta badan leh oo leh kaabayaasha xaddidan ee qaybta duulista waa muhiim.
News
Siminaar ku saabsan “Sida ganacsi loola sameeyo Qaramada Midoobay” oo lagu soo gebagabeeyay Baydhabo
Baydhabo – Qaramada Midoobay ayaa soo gebagabaysay siminaar laba maalmoood socday oo loogu talagalay ganacsatada Soomaaliyeed kaas oo ku saabsanaa “Sida ganacsi loola sameeyo Qaramada Midoobay.”
06 Sep 2018