Sahminta biyo-dhuleed ayaa ka socda Baydhabo, koonfurta-bartamaha Soomaaliya.

29 May 2018

Sahminta biyo-dhuleed ayaa ka socda Baydhabo, koonfurta-bartamaha Soomaaliya.

Sahminta biyo-dhuleed ayaa ka socda Baydhabo, koonfurta-bartamaha Soomaaliya. UNSOS ayaa fulineysa qodida ceel-biyood iyadoo isticmaaleysa tiknoolajiyad casri ah oo ay la socdaan sahminta jiyoofisikada dhulka si loo helo meelaha suuragalka u ah biyaha badan.
ONSOS waxay dowr muhiim ah ka ciyaarta Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya waxana ka go,an xaqiijinta bixinta biyo nadiif ah.

Article type