Go'aamadii Golaha Ammaankautions

Sawir Muuqaal ballaaran oo Golaha Ammaanka ah oo Shir ka yeelanayo xaaladda Soomaaliya. UN Photo

 

 

Go’aamadii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya

2023

  • 30 Juun - Muddo kordhinta ATMIS ilaa 31ka Diseembar 2023 [S/RES/2687 (2023)]

2022

  • 31 March - Dib-u-qaabeyta AMISOM iyadoo loobadaley Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) [S/RES/2628]

2021

  • 21 Diseembar – Muddo kordhinta AMISOM ilaa 31ka Maarso 2022 [S/RES/2614]
  • 15 November - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2607]
  • 12 Maarso - Kordhinta waqtiga AMISOM ilaa 31ka Diseembar 2021 [S/RES/2568]
  • 25-ka Febraayo – Kordhinta waqtiga AMISOM ilaa 14-ka Maarso 2021 [S/RES/2563]

2020

  • 12 November - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2551]
  • 29 May - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2520]
  • 30 March - Warqad ka timid Madaxweynaha Golaha Ammaanka oo ku saabsan Soomaaliya [S/2020/247]
  • 28 Febraayo – War-Saxaafadeedka Golaha Ammaanka oo ku saabsan Doorashooyinka Soomaaliya [SC/14133]

2019

2018

  • 30 Luulyo – Mudo kordhinta AMISOM ilaa 31ka May 2019. [S/RES/2431]
  • 15-May- Mudo kordhinta AMISOM ilaa 31-ka Luulyo 2018. [S/RES/2415]

2017

  • 30 Agoosto – dib u eegista Go’aankii  Midawga Afrika  iyo QM iyo soo imaanshaha AMISOM ilaa 31ka May 2018. [S/RES/2372]
  • 26 Maajo – kordhinta waqtiga shaqada ee AMISOM ilaa 31ka Agoosto 2017. [S/RES/2355]

2016

  • 7 Luulyo – Muddo kordhinta AMISOM ilaa 31ka May 2017. [S/RES/2297]
  • 27 May- Muddo kordhinta AMISOM ilaa 08-da Luulyo 2016. [S/RES/2289]

2015

  • 9 November – Isbadalkii UNSOA ee loobadaley UNSOS iyo taageeradeeda AMISOM, UNSOM, iyo CXDS. [S/RES/2245].
  • 28 Luulyo –muhimadda howlgallada dagaal ee socda ee ka dhanka ah Al-Shabaab [S/RES/2232]

2014

  • 24 Oktoobar – Kordhinta waqtiga AMISOM iyo wax ka beddelka nidaamka cunaqabataynta. [S/RES/2182]
  • 5 March- kordhinta qeyb ka mid ah cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya. [S/RES/2142]

2013

  • 12 Noofambar – Muddo kordhinta AMISOM iyo kobcinta awoodda ciidamada. [S/RES/2124]
  • 24 Luulyo - Cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya sida ku cad qaraarka 733 (1992) iyo qaraarada 1844 (2008) iyo 2093. [S/RES/2111]
  • 2 May- Aasaaskii Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM). [S/RES/2102]
  • 6 March - Qeexida joogitaanka cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo lagu heshiiyey in UNPOS lagu beddelo hawlgal siyaasadeed oo cusub oo gaar ah. [S/2013/2093]

Hadallo uu Madaxweynaha Golaha Ammaanka ka soo saaray Soomaaliya [2013]

  • 6 June –  Daah-furka xafiiska UNSOM ee 3-da Juun, iyo taageeridi ergeyga cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mr Nicholas Kay. [S/PRST/2013/7]

Wararka Saxaafada Golaha Ammaanka ee Soomaaliya [2013]

  • 13 Sebtembar - Ka dib warbixin kooban oo uu bixiyey SRSG Nicholas Kay iyo Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika Mahamat Saleh Annadif oo ay ka bixiyeen xaaladda Soomaaliya. [SC/11121]
  • 19 June – Kadib weerar ay Al- Shabaab ku qaadeen xarunta Qaramada Midoobay ee Muqdisho. [SC/11039]
  • 13 June - Kadib warbixin kooban oo uu siiyay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Tayé -Brooke Zerihoun oo ku saabsan xaaladda gobollada Jubbooyinka ee Soomaaliya. [SC/11032]