Go'aamadii Golaha Ammaankautions [1]
Go’aamadii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya
2023
- 30 Juun - Muddo kordhinta ATMIS ilaa 31ka Diseembar 2023 [S/RES/2687 (2023)]
2022
- 31 March - Dib-u-qaabeyta AMISOM iyadoo loobadaley Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) [S/RES/2628] [2]
2021
- 21 Diseembar – Muddo kordhinta AMISOM ilaa 31ka Maarso 2022 [S/RES/2614] [3]
- 15 November - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2607] [4]
- 12 Maarso - Kordhinta waqtiga AMISOM ilaa 31ka Diseembar 2021 [S/RES/2568] [5]
- 25-ka Febraayo – Kordhinta waqtiga AMISOM ilaa 14-ka Maarso 2021 [S/RES/2563] [6]
2020
- 12 November - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2551] [7]
- 29 May - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2520] [8]
- 30 March - Warqad ka timid Madaxweynaha Golaha Ammaanka oo ku saabsan Soomaaliya [S/2020/247] [9]
- 28 Febraayo – War-Saxaafadeedka Golaha Ammaanka oo ku saabsan Doorashooyinka Soomaaliya [SC/14133] [10]
2019
- 4 December - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2500] [11]
- 15 November - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2498] [12]
- 31 May - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2472] [13]
2018
- 30 Luulyo – Mudo kordhinta AMISOM ilaa 31ka May 2019. [S/RES/2431] [14]
- 15-May- Mudo kordhinta AMISOM ilaa 31-ka Luulyo 2018. [S/RES/2415] [15]
2017
- 30 Agoosto – dib u eegista Go’aankii Midawga Afrika iyo QM iyo soo imaanshaha AMISOM ilaa 31ka May 2018. [S/RES/2372] [16]
- 26 Maajo – kordhinta waqtiga shaqada ee AMISOM ilaa 31ka Agoosto 2017. [S/RES/2355] [17]
2016
- 7 Luulyo – Muddo kordhinta AMISOM ilaa 31ka May 2017. [S/RES/2297] [18]
- 27 May- Muddo kordhinta AMISOM ilaa 08-da Luulyo 2016. [S/RES/2289] [19]
2015
- 9 November – Isbadalkii UNSOA ee loobadaley UNSOS iyo taageeradeeda AMISOM, UNSOM, iyo CXDS. [S/RES/2245] [20]. [20]
- 28 Luulyo –muhimadda howlgallada dagaal ee socda ee ka dhanka ah Al-Shabaab [S/RES/2232] [21]
2014
- 24 Oktoobar – Kordhinta waqtiga AMISOM iyo wax ka beddelka nidaamka cunaqabataynta. [S/RES/2182] [22]
- 5 March- kordhinta qeyb ka mid ah cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya. [S/RES/2142] [23]
2013
- 12 Noofambar – Muddo kordhinta AMISOM iyo kobcinta awoodda ciidamada. [S/RES/2124] [24]
- 24 Luulyo - Cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya sida ku cad qaraarka 733 (1992) iyo qaraarada 1844 (2008) iyo 2093. [S/RES/2111] [25]
- 2 May- Aasaaskii Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM). [S/RES/2102] [26]
- 6 March - Qeexida joogitaanka cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo lagu heshiiyey in UNPOS lagu beddelo hawlgal siyaasadeed oo cusub oo gaar ah. [S/2013/2093] [27]
Hadallo uu Madaxweynaha Golaha Ammaanka ka soo saaray Soomaaliya [2013]
- 6 June – Daah-furka xafiiska UNSOM ee 3-da Juun, iyo taageeridi ergeyga cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mr Nicholas Kay. [S/PRST/2013/7] [28]
Wararka Saxaafada Golaha Ammaanka ee Soomaaliya [2013]
- 13 Sebtembar - Ka dib warbixin kooban oo uu bixiyey SRSG Nicholas Kay iyo Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika Mahamat Saleh Annadif oo ay ka bixiyeen xaaladda Soomaaliya. [28][SC/11121 [28]]
- 19 June – Kadib weerar ay Al- Shabaab ku qaadeen xarunta Qaramada Midoobay ee Muqdisho. [SC/11039] [29]
- 13 June - Kadib warbixin kooban oo uu siiyay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Tayé -Brooke Zerihoun oo ku saabsan xaaladda gobollada Jubbooyinka ee Soomaaliya. [SC/11032] [30]