Wararka
Muujinaya 133-136 natiijooyin oo laga helay 136.
Boqolaal caruur ah oo aan waxbo galabsanin ayaa lagu khiyaaney in ay ku biiraan Al-Shabaab iyagoo loo sameeyay ballanqaadyo been ah. Muqaalkaan ayaa dadweynaha ogeysiinaayo dhibaatada caruurta Soomaaliyeed waxaana u ku…
Nairobi - Sarkaalka Xiriirinta Siyaasadda ee Xafiiska Taageerrada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, John Odullah, ayaa la shaaciyay in uu ku guulaystay tartanka la magac baxay ‘Magac U Yeel Howlgalka Cusub.’ Tartanka oo uu…
TARIIKH 1.Xafiiska Tageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa la aas’aasay 9 Noofeember 2015, iyada oo loo maraayo Qaraarka 2245 ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. UNSOS waxaa ay qaadatay booskii Xafiiska…
WAR SAXAAFADEED Muqdisho - Maanta, Gollaha Ammaanka ayaa waxaa ay meel mariyen qaraarka 2245 (2015) ee dhidibada loogu tagaayay Xafiiska Taageerada Qarammada Midoobay ee Soomaaliya, UNSOS. UNSOS ayaa beddeleysaa Xafiiska…













