Boqolaal caruur ah oo aan waxbo galabsanin ayaa lagu khiyaaney in ay ku biiraan Al-Shabaab iyagoo loo sameeyay ballanqaadyo been ah. Muqaalkaan ayaa dadweynaha ogeysiinaayo dhibaatada caruurta Soomaaliyeed waxaana u ku dhiirigelinaya waalidka in ay caruurtooda baraan khatarta Al-Shabaab.
- Home
- news
- AL-SHABAAB WAXAY KU XADGUDUBTAY XUQUUQDA AADANAHA IYADOO SHAQAALEYSIIYAY ASKAR CARUUR AH
AL-SHABAAB WAXAY KU XADGUDUBTAY XUQUUQDA AADANAHA IYADOO SHAQAALEYSIIYAY ASKAR CARUUR AH
- 19 Abriil 2016



