UNSOS
Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wararka

Muujinaya 1-12 natiijooyin oo laga helay 136.
Baladweyne, Jowhar — Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS)), Qurat-ul-Ain Sadozai iyo Danjire El Hadji…
UK oo £6 milyan (in ka badan $8 milyan) ugu deeqday Sanduuqa Maaliyadeed ee Ciidanka Amniga Soomaaliyeed ee ay UNSOS maamusho Taageerada maaliyadeed ee UK ee la marsiiyo UNSOS waxay caawisaa 18,900 ka tirsan ciidanka amniga…
Muqdisho – Shan iyo labaatan arday oo ka socotay Jaamacadda SIMAD ee Muqdisho ayaa la siiyay tababar i-tus-i-taabsii ah oo hal maalin socday kaas oo ku saabsanaa maareynta qashinka biyaha iyo kan adkaha ah si looga hortago…