
Muqdisho – Hay’adda Qaramada Midoobey ee Miino-saarista/ The United Nations Mine Action Service (UNMAS) ee Soomaaliya joogta, ayaa iyada oo qayb ka ah Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), waxaa ay u dabaaldegtey Maalinta Caalamiga ah ee Kor-u-qaadista Wacyiga Ku Aaddan Miinooyinka iyo Gacan-ka-geysashada Miino-saarista iyada oo maalintaa ku xustey munaasabad cid walba u furan…







