Muqdisho – Qaramada Midoobay ayaa xaqiijineyso inuu dhacey shil duulimaad oo ku yimid diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd Qaramada Midoobay shilkaas oo ka dhacey Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa waday daad gureynta caafimaadka. Qaramada Midoobay waxay ku guda jirtaa ururinta dhammaan macluumaadka khuseeya, Waxaa socda dadaalo loogu gurmanayo. Waxii Macluumaad dheeri ah waan idinla wadaagi doonaa marka la helo.
Wararka La Xiriira
Baladweyne, Jowhar — Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS)), Qurat-ul-Ain Sadozai iyo Danjire El Hadji…
Kismayo — Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai, iyo Ergeyga Gaarka ah ee…
Baydhabo – Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), Ms. Qurat-ul-Ain Sadozai, ayaa dhowaan booqatey Dowlad…
Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya / The United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) waxaa uu Ganacsiyada Haweenku ku Leeyihiin Soomaaliya ku martiqaadayaa in ay ka soo qaybgalaan seminaarka…



