Boqolaal caruur ah oo aan waxbo galabsanin ayaa lagu khiyaaney in ay ku biiraan Al-Shabaab iyagoo loo sameeyay ballanqaadyo been ah. Muqaalkaan ayaa dadweynaha ogeysiinaayo dhibaatada caruurta Soomaaliyeed waxaana u ku dhiirigelinaya waalidka in ay caruurtooda baraan khatarta Al-Shabaab.
Wararka La Xiriira
Baladweyne, Jowhar — Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS)), Qurat-ul-Ain Sadozai iyo Danjire El Hadji…
Kismayo — Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai, iyo Ergeyga Gaarka ah ee…
Baydhabo – Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), Ms. Qurat-ul-Ain Sadozai, ayaa dhowaan booqatey Dowlad…
Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya / The United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) waxaa uu Ganacsiyada Haweenku ku Leeyihiin Soomaaliya ku martiqaadayaa in ay ka soo qaybgalaan seminaarka…



