Wararka
Muujinaya 109-120 natiijooyin oo laga helay 136.
Mogadishu - Tiro 31 ciidan oo ka socda dalka Ingiriiska oo soo gabogabeynayaa muddo xileedkooda ay la shaqeynayeen Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaliya (UNSOS) ayaa maanta billad sharaf lagu guddoonsiiyay…
Baydhabo - Xafiiska Taageerada Qarammada Midoobay ee waddanka Soomaaliya (UNSOS) ayaa magaalada Baydhabo oo ah xarunta maamul ee maamulka Koonfur Galbeed hal maalin oo siminaar ganacsi ah ugu qabatay 20 qof oo Soomaali ah oo…
Muqdisho – Tabarucayaasha QM ee Soomaaliya ayaa 6-da Diseembar xusay munaasabadda Maalinta Tabarucayaasha Caalamiga ayaga oo mar kale xaqiijiyay in ay si hagar la’aan u shaqeyn doonaan si ay saameyn wanaagsan ku yeeshaan…
Si loo xoojiyo wada-shaqeynta howlgallada iyo isku duwidda tababarka sinyaalaha, Dugsiga Tababarka Sinyaalaha ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo UNSA ayaa waxaa uu siminaar aan noociisa horey loo qaban u qabanqaabiyay…
Muqdisho – Shirka heer sare oo looga hadlayo amniga Soomaaliya ayaa lagu heshiiyay in “si degdeg ah loo sameeyo qorshe xilwareejin ah oo macquul ah kuna saleysan shuruudo”, si xilka mas’uuliyadda amniga laga wareejiyo…
Muqdisho – Xafiiska Taageerada Qarammada Midoobay ee waddanka Soomaaliya (UNSOS) oo kaashanaaya AMISOM iyo Midowga Afrika ayaa waxaa ay magaalada Muqdisho ku qabten siminaar qaatay laba maalmood oo dib u eegis loogu…
Muqdisho - Shaqaalaha Qaramada Midoobay ayaa maanta isugu yimid magaalada Muqdisho si ay u xusaan Maalinta Qaramada Midoobay iyagoona ballanqaaday in ay siii joogtayn doonan taageerada ay u fidiyaan dadka Soomaaliyeed oo ku…
Muqdisho- Saraakiil sar sare oo katirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee waddanka Soomaaliya (AMISOM) iyo Qarammada Midoobay ayaa waxaa ay shalay ku biiren Dowladda Federaalka ah ee waddanka Soomaaliya si looga tacsiyeeyo…
UNSOS waxaa ay kormeer ku samaysaa mashruuc ceel qodis ah kaasi oo ceelal biyo oo hor leh looga qodi doono 30 deegaanno oo ka tirsan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. ilaa iyo hadda, 6 ceelal biyood ayaa la qoday oo la…
Mogadishu – Mudane Geoffrey Prewitt, Madaxa Qaybta Barnaamijyada Horumarinta ee Tabarruceyaasha QM ee saldhigooda yahay magaalada Bonn ee waddanka Jarmalka ayaa usbuucii la soo dhaafay booqday Soomaaliya isagoo la kulmay…
ENTEBBE – Kors gaar ah ee Maclumaadka, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda oo loogu tala galay in haweenka ka tirsan militariga ay helaan xirfada ICT-ga ayaa ka socda Dugsiga Tababarka Sinyaalaha ee Qaramada Midoobay (UNSA), ee…
Xafiiska Tageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa doorashadi madaxtinimo ee Soomaaliya ugu dambeeysay ku taageeray xaqiijinta in doorashada ay si haboon oo waqtigi loogu talagalay ay ku dhacdo. UNSOS ayaa ka…





















