UNSOS
Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wararka

Muujinaya 97-108 natiijooyin oo laga helay 136.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Lisa Filipetto oo u dhalatay dalka Australia inay noqoto Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS). Marwo…
Nairobi – Waaxda Qaramada Midoobay ee Taageerrada Howlgallada (DFS) ayaa bilowday waji cusub ee lagu tababarayo ciidamada nabad-ilaalinta Afrika, kaas oo diiradda lagu saari doono hawlaha culus ee injineernimada. Labo iyo…