Wararka
Muujinaya 85-96 natiijooyin oo laga helay 136.
Muqdisho – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa shaqaalaha Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) uqabtay tababar hal maalin ah oo lagu baraarujinayo ilaalinta…
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee wacyi-gelinta iyo ka kaalmaynta bixinta miinooyinka, ayey Qaramada Midoobay dib u xaqiijisay inay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada Soomaaliya looga sifeynayo…
Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, waxaan u dabaaldagnaa guulaha ay gaareen haweenka iyo gabdhaha ee dhammaan qaybaha kala duwan ee nolosha, dhammaan geesaha adduunka. Laakiin waxaan sidoo kale aqoonsannahay caqabadaha…
Muqdisho – Iyadoo qayb ka ah dadaallada lagu dhimayo ciriiriga iyo sare u qaadista ammaanka garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, ayuu Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS)…
Waxbarashada | UNICEF oo waxbarasho u hirgelisey carruurta barakacayaasha Abaarta dabadheeraatay ee ka jirta Soomaaliya ayaa sababtey dhibaato weyn oo dhanka helitaanka waxbarashada ah. Isu-tagga Ururada waxbarashada ayaa ku…
Horumarin | UN-Habitat oo magaalada Berbera ka hirgelisey nalalka waddooyinka si kor loogu qaado isu socodka iyo ammaanka magaalada Hay’adda UN-Habitat ayaa bilawday inay nalalka cadceedda ka hirgeliso waddo lix kilomitir ah…
Ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya Saldhigga Maslax (FOB), Xaruntan oo ay ATMIS gacanta ku heysey tan iyo sanadkii 2012-kii…
Xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha waa xadgudub yada xuquuqul insaan eed ee ugu ba dan adduunk a. 11- kii daqiidaqood ee kasta , haweeney ama gabadh ayaa waxaa dil ugaysa dadka ugu dhadhaw ee ay la nooshahay sida…
Qaramada Midoobay waa midhihii rajada. Rajada - iyo xallinta - ka dib Dagaalkii Labaad ee Adduunka si looga gudbo iskahorimaadka caalamiga ah looguna gudbo iskaashi caalami ah. Maanta, ururkayaga waxaa loo tijaabiyay si aan…
Muqdisho – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa tababar ku saabsan sidii ay Uwadashaqeyn lahaayeen siisey saraakiisha Ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) iyo kuwa…
Muqdisho – In lagu dhax shaqeeyo jawiga ammaanka ee Soomaaliya ee khatarta badan leh oo leh kaabayaasha xaddidan ee qaybta duulista waa muhiim. Si kastaba ha ahaatee, UNSOS waxa ay ku guulaysatay in ay macaamiisheeda siiso…
Bini'aadannimada | OCHA oo soo saartay Warbixinta Baahiyaha Bini'aadannimo ee 2022 OCHA ayaa soo saartay Baahiyaha Bani'aadannimo ee midaysan sanadka 2022, kaas oo ku qiyaasay in 7.7 milyan oo Soomaali ah ay u baahan doonaan…


















