UNSOS
Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wararka

Muujinaya 61-72 natiijooyin oo laga helay 136.
Mogadishu - Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 5 milyan oo dheeri ah oo lagu maalgelinayo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) Sanduuqa Horumarinta si loogu taageero Ciidamada Ammaanka…
Hirshabeelle – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Axadii billaabay wejigii labaad ee dhimista ciidamada Soomaaliya, iyagoo Saldhigga Biyo Cadde ku wareejiyey Dowlad Goboleedka Hirshabelle…
Kismaayo – Booqashadeedii ugu horreysay ee ay ku tagtay magaalada Kismaayo Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Marwo Aisa Kirabo Kacyira, Kaaliyaha Xoghayaha ayaa ku celcelisay sida ay uga go…
Muqdisho – Kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Atul Khare, ayaa maanta oo Talaado ah soo gabagabeeyay booqasho afar maalmood qaadatay oo uu ku joogay Soomaaliya, isagoo ballan-qaaday in xafiiska taageerada Qaramada…
Muqdisho – Dawlada Mareykanka ayaa $2 Milyan ugu Deeqdey Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ee Sanduuqa horumarinta Soomaaliya si loogu xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab. UNSOS waxay taageertaa…
Muqdisho – Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaalia(ATMIS) ayaa soo dhameystey tababar ku saabsan habka loo isticmaalo tignoolajiyada casriga ah…