Wararka
Muujinaya 49-60 natiijooyin oo laga helay 136.
Hirshabelle, 20-ka Disembar 2023 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalintii Arbacada ahayd ku wareejiyay Saldhiga Furiimaha Hore ee Qorilow (FOB) Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS)…
Muqdisho - Howlwadeenno ka socday Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ka qaybqaatay siminaar socday 3 ila 4 Disember 2023, kaas oo ku saabsanaa maareynta xiriirka ganacsiga iyo adeegsiga teknolojiyada dijitaalka. Tababarka oo…
New York – Qaramada Midoobay, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya (DFS), iyo Midowga Afrika (AU) ayaa horraantii bishii December magaalada New York ku kala saxiixday heshiis Isfaham oo saddex geesood ah oo ku saabsan sidii…
Mogadishu – Mutadawaciinta QM ee ka shaqeeya Soomaaliya ayaa isugu yimid magaalada Muqdisho Talaadadii si ay ugu dabbaaldegaan Maalinta Caalamiga ah ee Mutadawaciinta iyagoo ammaanay wada-hadal caalami ah iyo midnimada…
Dhobley – Saraakiil sare oo ka socda Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Howlgalka Ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa booqasho ku tagay degmada Dhoobley ee gobolka…
Wafdi ka socday Guddiga Gaarka ah ee ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Hawlgallada Nabad-ilaalinta (C-34) ayaa dhowaan booqday Soomaaliya si ay u helaan xog ku saabsan sida Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay…
New York – Maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ee sanadkan waxa ay ina xasuusinaysaa in gaarista Himilooyinka Horumarka waara ay u baahantahay in laga dhabeeyo ballan-qaadkii ahaa in aan cidna laga tegin, gaar ahaan dadka…
Muqdisho – Mas’uuliyiinta ugu sarreysa EE Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Hawlgalka kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku…
Muqdisho – Faadumo Sheekh Cali, oo leh labo shirkadood oo dalka oo idil ka hawlgala kana shaqeeya wax-soo-saarka beeraha iyo calafka xoolaha ayaa ku rajo weyn inay fursado ganacsi ka hesho Qaramada Midoobay, ka dib markii ay…
Muqdisho – Daadgureynta dhaawacyada ee xiligeeda dhacda ayaa ah mid aad muhiim u ah xiliyada ay jiraan dagaalada iyo colaadaha, Inta badana, waxay go'aamisaa in askariga ku dhaawacmay goobta dagaalka uu badbaado ama uu u…
Baidoa – Arrintan la soo sheegey ayaa waxaa ay sababtay in ku-safridda diyaaradaha ay aad ugu tiirsanaadaan dadka deggan Baydhabo, oo ah magaalada ugu ballaaran Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya taas oo dadka…
Fatahaadaha | OCHA ayaa isku-duwaysa u-sii-diyaargarowga iyo wax-ka-qabashada fatahaadaha Iyadoo la shaqeynaysa maamullada Soomaaliya iyo bahwadaagta, ayaa hay'adda OCHA waxay sii wadey isku-duwidda u-sii-diyaargarowga iyo…





















