Wararka
Muujinaya 37-48 natiijooyin oo laga helay 136.
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sanadkan xustay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyadoo hoosta ka xariiqday muhiimadda ay leedahay in haweenka la maalgashado si loo kobciyo wadajirka bulshada. Munaasabad lagu…
Kismaayo – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay daadedijinta hawalaha taageerada saadka si loo xoojiyo awoodda hawl-gal ee ciidamada nabad ilaalinta Midowga…
Muqdisho – Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa billaabay tababar dhammeystiran oo lagu dhisayo karaanka Ciidanka Amniga Soomaaliyeed si ay qaranka ugu adeegaan ayagoo isticmaalaya teknolojiyad…
Haweenka | Warbaahinta Bilan ee ay taageerto UNDP oo bilowdey taxane cusub oo tijaabo ah Koox-warbaahineeddii ugu horreysey Soomaaliya ee dhammaan hawl-wadeennadeedu ay haween wada yihiin, Warbaahinta Bilan – ee ay taageerto…
Muqdisho – “Maadama aaan taageereyno in masuuliyada amniga laga wareejiyo Howlgalka Kumeel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), laguna wareejiyo masuuliyadaas Ciidamada Ammaanka Soomaaliya (SSF), sidaas darteed…
Muqdisho – Goortii Maryan Maxamed Cali ay iska diiwaangelisay Machadka Duulista Muqdisho labo sanadood ka hor, waxay ka walaacsaneyd sidii ay fursado shaqo-barasho u heli lahayd sababo la xiriira fursadaha duullimaadyada…
Muqdisho – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo taageero lojistiko ka helaya Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay (UNSOS), ayaa soo gabagabeeyey Wajiga Labaad ee dhimista ciidanka, iyadoo tirada ciidanka la sii…
Mogadishu - Isagoo soo afmeerayay booqashadiisii garab-istaagga ahayd ee saddexda cishe qaadatay ee uu ku tagay Soomaaliya, Kaaliyaha Xog-Hayaha Guud, Atul Khare ayaa xusay doorka muhiimka ah ee Xafiiska Taageerada Qaramada…
- Somali Security Forces (SSF) Trust Fund
Muqdisho – Boqortooyada Ingiriska (UK) ayaa £5 milyan ugu deeqday Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) taasoo qayb ka ah Tabarucaada Sanduuqa Horumarinta ee loo aasaasay in lagu taageero Ciidamada…
- Somali Security Forces (SSF) Trust Fund
Waajibaadka shaqo ee UNSOS ee Taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya Sannadkii 2009kii, Qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) ee tirsigiisu ahaa 1863 ayaa faray in la hirgeliyo Xafiiska Taageerada Qaramada…
Stéphane Dujarric, Afhayeenka Xoghayaha Guud Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay…
Muqdisho – Qaramada Midoobay ayaa xaqiijineyso inuu dhacey shil duulimaad oo ku yimid diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd Qaramada Midoobay shilkaas oo ka dhacey Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa waday…



















