UNMAS oo qayb ka ah UNSOS oo Maalinta Caalamiga ah ee Kor-U-Qaadista Wacyiga Ku Aaddan Miinooyinka ku xustey Soomaaliya
Muqdisho – Hay’adda Qaramada Midoobey ee Miino-saarista/ The United Nations Mine Action Service (UNMAS) ee Soomaaliya joogta, ayaa iyada oo qayb ka ah Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), waxaa ay u dabaaldegtey Maalinta Caalamiga ah ee Kor-u-qaadista Wacyiga Ku Aaddan Miinooyinka iyo Gacan-ka-geysashada Miino-saarista iyada oo maalintaa ku xustey munaasabad cid walba u furan…
Seminaarka Ganacsiga ee UNSOS ee loogu talogaley Ganacsiyada ay Haweenku ku Leeyihiin Soomaaliya
Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya / The United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) waxaa uu Ganacsiyada Haweenku ku Leeyihiin Soomaaliya ku martiqaadayaa in ay ka soo qaybgalaan seminaarka Ganacsiga ee QM ama UN Business Seminar ee 23ka Abriil 2026ka lagu qabanayo Muqdisho. Seminaarku waxaa uu hadafkiisu yahay in sharikadaha lagu wacyi-geliyo xeerarka iyo xeer-nidaamiyeaasha Wax-soo-iibsiga QM, iyo sidoo kale…
Sii-iayaha Madaxa UNSOS oo booqatey Baydhabo Si ay munaaqasho ugala soo yeelato taageerada ciidamada AUSSOM ee gobolka jooga
Baydhabo – Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), Ms. Qurat-ul-Ain Sadozai, ayaa dhowaan booqatey Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, si ay u daraaseyso xaaladaha hawlgallada iyo si ay munqaaqasho ugala soo yeelato taageerada UNSOS ay siiso ciidamada AUSSOM ee gobolka jooga. Ms. Sadozai waxaa la socdey Sarkaalka Mas’uulka ka ah…
UNSOS ayaa markale xaqiijisay sida ay uga go'an tahay taageeridda hawlgalka intii lagu guda jiray booqashadii Kismaayo
Kismayo — Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai, iyo Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya (SRCC) ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa booqasho wadajir ah ku tagay…
Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud iyo Madaxa Aussom oo booqasho midnimada lagu xoojinayo si wadajir ah ugu tagay ciidamada ku sugan magaalooyinka Baladweyne Iyo Jowhar
Baladweyne, Jowhar — Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS)), Qurat-ul-Ain Sadozai iyo Danjire El Hadji Ibrahima Diene, Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), ayaa booqasho midnimada lagu xoojinayo ku tagay magaalooyinka Baladweyne iyo Jowhar si ay u qiimeeyaan xaaladda ciidamada iyo u…
UK oo ku ammaantay UNSOS doorka muhiimka ah ee taageerista Ciidanka Amniga Soomaaliyeed
Muqdisho – Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabbilsan Soomaaliya, Charles King, ayaa ammaanay iskaashiga muddada dheer ee dalkiisa uu la leeyahay Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo doorkeeda muhiimka ah ee sare u qaadista karaaanka Ciidanka Amniga Soomaaliyeed. Mar uu booqasho barasho ah ku tagay Qaybta Duulista ee UNSOS ee Garoonka Diyaaradaha ee Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle, Danjire King waxaa soo dhaweysay Ku…
UK oo ku dhawaaqday £6 milyan oo dheeraad ah oo lagu taageerayo Sanduuqa Maaliyadeed ee Ciidanka Amniga Soomaaliyeed si loo xoojiyo amniga Soomaaliya
UK oo £6 milyan (in ka badan $8 milyan) ugu deeqday Sanduuqa Maaliyadeed ee Ciidanka Amniga Soomaaliyeed ee ay UNSOS maamusho Taageerada maaliyadeed ee UK ee la marsiiyo UNSOS waxay caawisaa 18,900 ka tirsan ciidanka amniga Soomaaliyeed ee dagaalka xasaasiga ah kula jira xagjiriinta qalalaasaha wax ku raadiya Taageerada UK waxay awood u siin doontaa UNSOS inay sii waddo bixinta raashinka, shidaalka iyo daadguraynta dhaawacyada Muqdisho –…
Awood-siinta dhallinyarada, ilaalinta dhulka: UNSOS oo iskaashi la yeelatay jaamacado Soomaaliyeed si ay u tababarto u dhaqdhaqaaqayaasha deegaanka ee mustaqbalka
Muqdisho – Shan iyo labaatan arday oo ka socotay Jaamacadda SIMAD ee Muqdisho ayaa la siiyay tababar i-tus-i-taabsii ah oo hal maalin socday kaas oo ku saabsanaa maareynta qashinka biyaha iyo kan adkaha ah si looga hortago wasakhowga deegaanka. Tababarka oo ka dhacay warshadaha xarumaha deegaanka UNSOS, gaar ahaan warshadda daawaynta qashinka biyaha iyo qaybta lagu kala sooco qashinka. Tababarka ayaa looga gol lahaa in ardayda la siiyo xirfado i…
15 saraakiil militari oo dhammaystay koorso la xiriirta Maareynta Amniga Duulista
Muqdisho – 15 ka tirsan saraakiisha militariga ee Unugta Ilaalada Qaramada Midoobay (UNGU) ayaa dhowaan dhammaystay tababar aasaasi ah oo ku saabsan baarista amniga iyo duulista, kaas oo qeyb ka ah dadaallada Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) uu sare ugu qaadayo karaanka hawlgaleed ee bahwadaagtiisa, Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) iyo Ciidanka Amniga Soomaaliyeed…
UNSOS oo ka taageeraysa AUSSOM sidii loo wareejin lahaa amniga Qaybta 2-aad
Kismaayo - Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa sii wada inuu door muhiim ah ka ciyaaro hayaanka Soomaaliya ay ugu jirto nabad iyo xasillooni. Isagoo u maraya bixinta taageero saad, mid injineeriyad, iyo mid joogto ahba, Hawlgalka UNSOS wuxuu ka caawiyaa Hawlgalka Midowga Afrika ee Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) siduu waajibaadkiisa Qaybaha ugu gudan lahaa si saameyn leh. Booqasho dhowayd ee Xarunta Taageerada Hawlgalka…
Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa si wadajir ah ugu dhaqaaqay howlgal weyn si ay u furaan waddooyinka muhiimka ah ee maamul goboleedka…
Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaga Guud ee Qarmada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating, ayaa uga bogaadiyay Dowladda Dalka Ingiriiska ciidamada ay u keeneen in ay xoojiyaan howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya…
Koox ka kooban 6 injineero oo militari ah oo u shaqeeya UNSOS kana soo jeeda waddanka Boqortooyada Ingiriiska (UK-70) ayaa waxaa ay soo gaaren Baydhabo isbuuci aan ka soo gudubnay iyagoo u yimid tababar dheer oo qaatay muddo…
Muqdisho – Kulanka injineerrada militariga oo looga dan leeyahay in la isla eego qaababka si hufan taageerro dhinaca injineernimada loogu fidin karo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta ka furmay…