Wararka
Muujinaya 13-24 natiijooyin oo laga helay 136.
- Somali Security Forces (SSF) Trust Fund
Muqdisho - Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa Ciidanka Qaranka Soomaaliya ku caawiyay 200 oo teendhooyin, oo middiiba qaadi karta 10 qofood. Wareejinta ayaa qeyb ka ah taageerada saad ee qalabka…
Carruurta | UNICEF oo Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Carruurta ka sheegtey in xuquuqda carruurtu ay tahay maalgelinta mustaqbalka Soomaaliya 20-ka Nofembar, UNICEF ayaa Dowladda Soomaaliya iyo bah-wadaagta kale kala…
Mogadishu – Gudaha warshadda biyaha caagadaysa ee ku taalla dhismaha QM, shaqaale ku labbisan dharka badbaadada ayaa ka shaqeysiinaya mashiinno caagado dib loo adeegsado ku buuxinayo biyo nadiif ah oo cabbis loogu talagalay…
Muqdisho - Saamiya Maxamed, oo ah 19-jir ah ku hamineysa iney Duuliso noqoto, ayaa horumar la taaban karo ka gaartey hamigeedii iyadoo joogto waddan ay ku yar yihiin haweenka duulisooyinka diyaaradaha ah. Saamiya, ayuu…
Haqab-beelka Cuntada | IOM oo waraab casri ah iyo abuur-qaybin ku haqab-beelka cuntada Xaafadda Barwaaqo, ee magaalada Baydhabo, ayaa habkii waxbeerashada ee soo-jireenka ahaa uu waxtar yeelan waayey taas oo ay u sabab…
- Somali Security Forces (SSF) Trust Fund
Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa ku dhawaaqday £5 milyan oo gini oo lagu taageerayo ciidamada ammaanka Soomaaliya Maalgelintan cusub ayaa loo isticmaalidoona baahiyaha waxyaabaha aan halista aheyn, oo ay ku jiraan…
Horumarinta | Hay'adda FAO oo qalab soo saara tamarta cadceedda ka hirgelisay Kismaayo FAO waxay suuqa kalluunka ee magaalada Kismaayo ee Magaala-madaxda Jubbaland ku rakibtay qalab casri ah oo soo saara tamarta cadceedda, si…
Muqdisho - Iyadoo ay sii kordhayaan weerarada ka dhanka ah Al-Shabaab, ayaa taliyayaasha Ciidamada Amaanka Soomaaliya (SSF) ay rajo ka muujinayaan qalabka isgaarsiinta gacanta ee cusub ee ay heleen si ay ula xiriiraan…
Baydhabo – Si loo xoojiyo dadaallada lagula tacaalayo isbaddalka cimilada iyo nabaadguurka, Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada…
Baydhabo–Laba iyo Toban Masuul oo ka socday Hay’adaha Duulista Rayidka Soomaaliya, qaybteeda dab-damiska Garoonka Diyaaradaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa si guul ah usoo dhameeyey Koorso Dab-damis iyo Badbaadin…
Muqdisho – Qaybaha Tignoolajiyada furimaha hore iyo Caafimaadka ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), ayaa ku guuleystay abaalmarinta Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 2023 ee waaxda isbedelka…
Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS) ayaa maanta oo Khamiis ah qabtay tababar lagu diyaarinayey ganacsiyo ay Soomaalidu leedahay si ay ugu tartamaan qandaraasyada Qaramada Midoobay ee…





















