Wararka
Muujinaya 1-12 natiijooyin oo laga helay 136.
- Mine action
Muqdisho – Hay’adda Qaramada Midoobey ee Miino-saarista/ The United Nations Mine Action Service (UNMAS) ee Soomaaliya joogta, ayaa iyada oo qayb ka ah Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya / the United Nations…
Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya / The United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) waxaa uu Ganacsiyada Haweenku ku Leeyihiin Soomaaliya ku martiqaadayaa in ay ka soo qaybgalaan seminaarka…
Baydhabo – Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), Ms. Qurat-ul-Ain Sadozai, ayaa dhowaan booqatey Dowlad…
Kismayo — Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai, iyo Ergeyga Gaarka ah ee…
Baladweyne, Jowhar — Sii-hayaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Madaxda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Taageerada ee Soomaaliya / the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS)), Qurat-ul-Ain Sadozai iyo Danjire El Hadji…
- Somali Security Forces (SSF) Trust Fund
Muqdisho – Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabbilsan Soomaaliya, Charles King, ayaa ammaanay iskaashiga muddada dheer ee dalkiisa uu la leeyahay Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo doorkeeda…
- Somali Security Forces (SSF) Trust Fund
UK oo £6 milyan (in ka badan $8 milyan) ugu deeqday Sanduuqa Maaliyadeed ee Ciidanka Amniga Soomaaliyeed ee ay UNSOS maamusho Taageerada maaliyadeed ee UK ee la marsiiyo UNSOS waxay caawisaa 18,900 ka tirsan ciidanka amniga…
Muqdisho – Shan iyo labaatan arday oo ka socotay Jaamacadda SIMAD ee Muqdisho ayaa la siiyay tababar i-tus-i-taabsii ah oo hal maalin socday kaas oo ku saabsanaa maareynta qashinka biyaha iyo kan adkaha ah si looga hortago…
Muqdisho – 15 ka tirsan saraakiisha militariga ee Unugta Ilaalada Qaramada Midoobay (UNGU) ayaa dhowaan dhammaystay tababar aasaasi ah oo ku saabsan baarista amniga iyo duulista, kaas oo qeyb ka ah dadaallada Xafiiska…
Kismaayo - Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa sii wada inuu door muhiim ah ka ciyaaro hayaanka Soomaaliya ay ugu jirto nabad iyo xasillooni. Isagoo u maraya bixinta taageero saad, mid…
Muqdisho — Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay ayaa maanta si degdeg ah oo nabdoon uga dagatay Muqdisho ka dib markii ay soo wajahday cillad dhanka degista ah. Diyaaradda oo uu maamulo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay…
Xuquuqda naafada | UNICEF oo soo dhoweysay sharciyo cusub oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda naafada UNICEF ayaa soo dhoweysey Sharciga Ilaalinta Xuquuqda Naafada Soomaaliya ee cusub oo ah sharci muhiim u ah ilaalinta xuquuqda…





















