UNSOS
Published on UNSOS (https://unsos.unmissions.org)

Hoy > War-Saxaafadeed uu jeediyey Afhayeenka Xoghayaha Guud Oo Ku Saabsan Soomaaliya

War-Saxaafadeed uu jeediyey Afhayeenka Xoghayaha Guud Oo Ku Saabsan Soomaaliya [1]

13 Jan 2024

War-Saxaafadeed uu jeediyey Afhayeenka Xoghayaha Guud Oo Ku Saabsan Soomaaliya

Stéphane Dujarric, Afhayeenka Xoghayaha Guud

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada xubin ka tirsan ciidamada Uganda ee qeybta ka ah ilaalada xarunta Qaramada Midoobay.

Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday iyo Dowladda iyo shacabka Uganda.

Xoghayaha Guud waxa uu xasuusinayaa in weerarrada ka dhanka ah shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo xarumaha ay mamnuuc ka yihiin sharciyada caalamiga ah.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay waxa uu si buuxda u muujinayaa garab istaaga iyo taageerada buuxda ee ay Qaramada Midoobay u hayso dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed dagaalka ay kula jiraan argagixisada, waxana uu xaqiijinayaa in ay ka go’an tahay Qaramada Midoobey taageerada safarka ay ugu jiraan dal xasilloon, ammaan ah oona barwaaqo ah.

Article type

Wararka [2]
Wararka Xalinta Hawlaha [3]
  •  [4]Shil duulimaad oo ku yimid diyaarad helikobter ah oo u Kireysneyd Qaramada Midoobey [4]Shil duulimaad oo ku yimid diyaarad helikobter ah oo u Kireysneyd Qaramada Midoobey [4]
  •  [5]Saraakiil ka kala socday UNSOS iyo ATMIS oo qiimeeyn ku sameeyay saamaynta daadadka ay ku yeeshen Saldhigyada furiimaha hore [5]Saraakiil ka kala socday UNSOS iyo ATMIS oo qiimeeyn ku sameeyay saamaynta daadadka ay ku yeeshen Saldhigyada furiimaha hore [5]

Source URL: https://unsos.unmissions.org/so/war-saxaafadeed-uu-jeediyey-afhayeenka-xoghayaha-guud-oo-ku-saabsan-soomaaliya

Links
[1] https://unsos.unmissions.org/so/war-saxaafadeed-uu-jeediyey-afhayeenka-xoghayaha-guud-oo-ku-saabsan-soomaaliya
[2] https://unsos.unmissions.org/so/wararka
[3] https://unsos.unmissions.org/so/wararka-xalinta-hawlaha
[4] https://unsos.unmissions.org/so/shil-duulimaad-oo-ku-yimid-diyaarad-helikobter-ah-oo-u-kireysneyd-qaramada-midoobey
[5] https://unsos.unmissions.org/so/saraakiil-ka-kala-socday-unsos-iyo-atmis-oo-qiimeeyn-ku-sameeyay-saamaynta-daadadka-ay-ku-yeeshen