UNSOS
Published on UNSOS (https://unsos.unmissions.org)

Hoy > Shil duulimaad oo ku yimid diyaarad helikobter ah oo u Kireysneyd Qaramada Midoobey

Shil duulimaad oo ku yimid diyaarad helikobter ah oo u Kireysneyd Qaramada Midoobey [1]

11 Jan 2024

Shil duulimaad oo ku yimid diyaarad helikobter ah oo u Kireysneyd Qaramada Midoobey

Muqdisho – Qaramada Midoobay ayaa xaqiijineyso inuu dhacey shil duulimaad oo ku yimid diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd Qaramada Midoobay shilkaas oo ka dhacey Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa waday daad gureynta caafimaadka. Qaramada Midoobay waxay ku guda jirtaa ururinta dhammaan macluumaadka khuseeya, Waxaa socda dadaalo loogu gurmanayo. Waxii Macluumaad dheeri ah waan idinla wadaagi doonaa marka la helo.

Article type

Wararka [2]
Wararka Xalinta Hawlaha [3]
  •  [4]Isfahamka Saddex Geesoodka Ah Oo Xoojiyay Taageerada Saadka Ee Unsos Siiso Ciidamada Amniga Soomaaliya [4]Isfahamka Saddex Geesoodka Ah Oo Xoojiyay Taageerada Saadka Ee Unsos Siiso Ciidamada Amniga Soomaaliya [4]
  •  [5]War-Saxaafadeed uu jeediyey Afhayeenka Xoghayaha Guud Oo Ku Saabsan Soomaaliya [5]War-Saxaafadeed uu jeediyey Afhayeenka Xoghayaha Guud Oo Ku Saabsan Soomaaliya [5]

Source URL: https://unsos.unmissions.org/so/shil-duulimaad-oo-ku-yimid-diyaarad-helikobter-ah-oo-u-kireysneyd-qaramada-midoobey

Links
[1] https://unsos.unmissions.org/so/shil-duulimaad-oo-ku-yimid-diyaarad-helikobter-ah-oo-u-kireysneyd-qaramada-midoobey
[2] https://unsos.unmissions.org/so/wararka
[3] https://unsos.unmissions.org/so/wararka-xalinta-hawlaha
[4] https://unsos.unmissions.org/so/isfahamka-saddex-geesoodka-ah-oo-xoojiyay-taageerada-saadka-ee-unsos-siiso-ciidamada-amniga
[5] https://unsos.unmissions.org/so/war-saxaafadeed-uu-jeediyey-afhayeenka-xoghayaha-guud-oo-ku-saabsan-soomaaliya