UNSOS
Published on UNSOS (https://unsos.unmissions.org)

Hoy > Fariinta Xoghayaha Guud António Guterres Ee Maalinta Qarmada Midoobay

Fariinta Xoghayaha Guud António Guterres Ee Maalinta Qarmada Midoobay [1]

24 Oct 2022

Fariinta Xoghayaha Guud António Guterres Ee Maalinta Qarmada Midoobay

Qaramada Midoobay waa midhihii rajada.

Rajada - iyo xallinta - ka dib Dagaalkii Labaad ee Adduunka si looga gudbo iskahorimaadka caalamiga ah looguna gudbo iskaashi caalami ah.

Maanta, ururkayaga waxaa loo tijaabiyay si aan horay loo arag.

Laakiin Qaramada Midoobay ayaa loo sameeyay xaalado sidan oo kale ah.

Hadda, in ka badan sidii hore, waxaan u baahanahay inaan usoo nooleyno qiyamka iyo mabaadi'da Axdiga Qaramada Midoobay ee gees kasta oo adduunka ah.

In nabada fursad la siiyo lana soo afjaro colaadaha halista ku ah nolosha, mustaqbalka iyo horumarka caalamka.

In laga shaqeynaya joojinta saboolnimada ba'an, yareynta sinnaan la'aanta, iyo samatabbixinta Yoolalka Horumarka Waara.

In la ilaaliyo qariiradeena, oo ay ku jirto joojinta isticmaalka shidaalka fosilka ah iyo bilaabista isticmaalka  tamarta la cusboonaysiin karo.

Iyo ugu dambeyn in la isku dheelitiro miisaanka fursadaha iyo xorriyadda haweenka iyo gabdhaha iyo hubinta xuquuqda aadanaha oo dhan.

Markaan xusayno Maalinta Qaramada Midoobay, aan dib u cusboonaysiinno rajadayada iyo rumaysnaanta ah in  bani'aadamku  guuleysankaro marka aan wadajir u wada shaqeyno. 

Article type

Wararka [2]
Wararka Xalinta Hawlaha [3]
  •  [4]Hawlgalka ATMIS Ayaa Ku Wareejiyay Saldhiga Maslah Dowlada Federaalka Soomaaliya Iyagoo Taageero Ka Helaya UNSOS [4]Hawlgalka ATMIS Ayaa Ku Wareejiyay Saldhiga Maslah Dowlada Federaalka Soomaaliya Iyagoo Taageero Ka Helaya UNSOS [4]
  •  [5]Howlaha waxqabad ee hay'adaha QM ee Soomaaliya ee Oktoobar 2023 [5]Howlaha waxqabad ee hay'adaha QM ee Soomaaliya ee Oktoobar 2023 [5]

Source URL: https://unsos.unmissions.org/so/fariinta-xoghayaha-guud-ant%C3%B3nio-guterres-ee-maalinta-qarmada-midoobay

Links
[1] https://unsos.unmissions.org/so/fariinta-xoghayaha-guud-ant%C3%B3nio-guterres-ee-maalinta-qarmada-midoobay
[2] https://unsos.unmissions.org/so/wararka
[3] https://unsos.unmissions.org/so/wararka-xalinta-hawlaha
[4] https://unsos.unmissions.org/so/hawlgalka-atmis-ayaa-ku-wareejiyay-saldhiga-maslah-dowlada-federaalka-soomaaliya-iyagoo-taageero-ka
[5] https://unsos.unmissions.org/so/howlaha-waxqabad-ee-hayadaha-qm-ee-soomaaliya-ee-oktoobar-2023