UNSOS
Published on UNSOS (https://unsos.unmissions.org)

Hoy > Fariinta Ciid-Al-Fitriga ee Kaaliyaha Xoghayaha Guud iyo Madaxa UNSOS

Fariinta Ciid-Al-Fitriga ee Kaaliyaha Xoghayaha Guud iyo Madaxa UNSOS [1]

9 Apr 2024

Fariinta Ciid-Al-Fitriga ee Kaaliyaha Xoghayaha Guud iyo Madaxa UNSOS

Anigoo ku hadlaya magaca Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), waxaan salaam diiran u dirayaa Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed.

Ciidul-fidriga waa gabagabada bisha barakeysan ee Ramadaan, oo ah rukun ka mid ah caqiidada Islaamka, taasoo ku bishaareyneysa curashada bisha Shawaal. Tani waxay muhiimad ruuxiyeed oo qoto dheer uleedahey Muslimiinta Soomaaliya iyo adduunka oo dhan.

Waxaan mar kale xaqiijinayaa sida ay nooga go'an tahay in aan taageerno  Dowladda iyo saaxiibadayada si loo dhaliyo nabadda iyo xasilloonida  Soomaaliya oo dhan.

Article type

Wararka [2]
  •  [3]Boqortooyada Ingiriska ayaa ku Deeqdey £2.75 oo lagu taageerayo Ciidamada Amaanka Soomaaliya [3]Boqortooyada Ingiriska ayaa ku Deeqdey £2.75 oo lagu taageerayo Ciidamada Amaanka Soomaaliya [3]
  •  [4]Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa xusay maalinta caafimaadka dhimirka ee adduunka [4]Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa xusay maalinta caafimaadka dhimirka ee adduunka [4]

Source URL: https://unsos.unmissions.org/so/fariinta-ciid-al-fitriga-ee-kaaliyaha-xoghayaha-guud-iyo-madaxa-unsos

Links
[1] https://unsos.unmissions.org/so/fariinta-ciid-al-fitriga-ee-kaaliyaha-xoghayaha-guud-iyo-madaxa-unsos
[2] https://unsos.unmissions.org/so/wararka
[3] https://unsos.unmissions.org/so/boqortooyada-ingiriska-ayaa-ku-deeqdey-%C2%A3275-oo-lagu-taageerayo-ciidamada-amaanka-soomaaliya
[4] https://unsos.unmissions.org/so/shaqaalaha-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya-ayaa-xusay-maalinta-caafimaadka-dhimirka-ee-adduunka-0