UNSOS
Published on UNSOS (https://unsos.unmissions.org)

Hoy > Dhinacyada Kale ee Taageerada

Dhinacyada Kale ee Taageerada [1]

Taageerada waajibaadka UNSOM, UNSOS waxay si dadban u fududaysaa dadaallada dib-u-heshiisiinta iyo hawlaha dawlad dhisida iyadoo bixinaysa adeegyo sida tas-hiilaadka shirarka, daabulidda saraakiisha Dawladda Soomaaliya, iyo kor u qaadista amniga ee taageerada doorashooyinka.

Maaddaama ay yihiin suurtageliyaal istiraatiiji ah oo taageeraya beesha caalamka ee Soomaaliya, UNSOS waxay taageero dhanka saadka ah siisaa Kooxda Qaramada Midoobay ee dalka iyo ergooyinka diblomaasiyadeed ee gudaha Soomaaliya iyadoo lagu saleynayo kharashka lagu bixin karo.


Source URL: https://unsos.unmissions.org/so/dhinacyada-kale-ee-taageerada

Links
[1] https://unsos.unmissions.org/so/dhinacyada-kale-ee-taageerada